Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga...
Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga Tacsiyadeynaya Geerida Ku Timid Hooyadiis Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiye...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Dr.Gaas oo dalka Ethopia u dhoofay(Sawiro).
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali Ayaa Maanta booqasho Taariikhi Ah Ku Tagay Xeryaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, Qunsulka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kampala Kusoo Xiray Shir U Socday Baarlamaanka...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta gelinkii dambe magaalada Kampala ee caasimadda Uganda kusoo xiray shir u socday...
View ArticleAkhriso:-Qodobadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda...
21 bisha ogoosto 2014 waxaa xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ku shiray Golaha Wasiirada ee Dawladda Puntland shirkaas oo Khamiis’le ah. Iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga yeeshay...
View ArticleAkhriso Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Todobaadkii la soo dhaafay 23...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
View ArticleXukuumada Soomaaliya oo soo dhoweysay in wada hadal lala furo Puntland.
War qoraal ah ooo ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta xukumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegey in dowlada dhexe ee Soomaaliya ay soo dhaweyneyso baaqii ka soo baxay mamaul...
View ArticleArdayda ka baxday Machadka Imaamul Bukhaari ee degmada Galdogob oo kulan...
Kulan ballaaran ayaa wuxuu ka dhacay Machadka Imaamul-Bukhaari ee magaalada Galdogob, kulankaasoo ay soo qabanqaabiyeen ardayda ka baxday machadka ayaa ardadii mataleysey ardada ka baxdey Machadka...
View ArticleKu-simaha Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xersi Maxamed, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiirka Warfaafinta iyo Xeer...
View ArticleNUSOJ iyo VIKES oo Aqoon-kaal saddex maalin socon doona Muqdisho uga Furay...
Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo Hay’adda Hormarinta Warbaahinta dalka Finland ee loo yaqaano VIKES ayaa aqoon-kaal ku saabsan Mabaadii’da Saxaafadda, Xorriyadda hadalka iyo Anshaxa...
View ArticleMadaxda Dowlada Dhexe iyo Maamulka Puntland oo Kulamo uga Socdaan Ethopia.
Madaxweynaha Dowla Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya C/weli Shiikh Axmed ayaa kulamo ku leh Magaalada Adis Ababa ee Xarunta dalka Ethopia,iyadoona uu kulamadan uu...
View ArticleMadaxii Hore ee Nabadsugida Soomaaliya Bashiir Goobe oo ka hadlay weerarkii...
Madaxii Hore ee Nabadsugida Soomaaliya Bashiir Goobe oo ka hadlay weerarkii Madaxtooyada.
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka Federaalka Waxa Uu Soo Dhaweynayaa Dadaallada Dhex-...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu soo dhaweynayaa doorkii muuqday ee ay qaateen Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda Puntland, Guddoon ahaan aad...
View ArticleWar Deg Deg Ah:-Odayaal Dhaqameed Degmada Isku Shuban lagu dilay.
Waxa Gelinkii Hore ee Maanta Degmada Isku shuban ee Gobolka Bari lagu dilay odayaal Dhaqameed kasoo jeeday Degmada Qandalla ee Gobolka Bari. Dilkan ayaa waxa ka danbeeyey Malayshiyo Hubaysan oo kasoo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadaha Aqoonsiga Danjerinimo ka Gudoomay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda India usoo magacowday Soomaaliya Danjire Yogeshwar Varma oo...
View ArticleXaalada Magaalada Mandheera oo kacsan.
Magalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya ayaa xaaladdeeda amni aysan wanaagsaneen wakhtiyadii ugu danbeeyay, waxaa in dhawaalaba magaaladaas iyo degaanada u dhaw dhaw ka socday colaad u dhaxaysa...
View ArticleWasiirka Waxbarashada Dowladda Puntland Oo Lakulmay Jaaliyada reer Puntland...
Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame iyo wafti uu hogaaminayo oo kusugan dalka maraykanka ayaa waxaa soo dhwoeyn heer sare ah u sameeyey jaaliyada reer Puntland ee lku dhaqan...
View ArticlePuntland: 92 qof oo ku dhimatay shilal gaari lixdii bilood ee ugu dambeeyay.
Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee maamulka Puntland ayaa ka war bixiyay shilalkii ka dhacay deegaannada Puntland lixdii bilood ee la soo dhaafay oo ay diiwaan geliyeen ciidanka ilaalada...
View ArticleAfhayeenka Isimada Puntland oo kasoo Horjeestay shirka Guuleed-2 ee Beeshiisa.
Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Isimada Magaalada Garoowe ku nool ayaa kasoo Horjeestey Shirka Beelaha dega Gobolada Sanaag iyo Hayland ee ay aayahooda uga tashanayaan. Afhayeenka Isimada...
View ArticleVideo:-Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland“Ma doonayno Federaal lagu...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in aysan ogolaalayn Federaal lagu dhibaataynayo Dowlada Puntland,oo horseed u ah hirgalinta ummadda Soomaaliyeed sida uu...
View Article