Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Wasiirka Waxbarashada Dowladda Puntland Oo Lakulmay Jaaliyada reer Puntland ee Minniapolis(Sawiro).

$
0
0

Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame iyo wafti uu hogaaminayo oo kusugan dalka maraykanka ayaa waxaa soo dhwoeyn heer sare ah u sameeyey jaaliyada reer Puntland ee lku dhaqan Minniapolis America.

718

Soo dhoweynta ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa sida ay jaaliyadu ugu faraxsan tahay degmada Saaxo oo dhowaan dowladda Puntland u aqoon satay mid kamid ah degmooyinka dowladda Puntland ee gobolka Mudug oo dhowaan ay dowladda Xasan Sheekh Sheegtay in ay maamul u dhisayso.

1 2 3 4 5 6  8 9 10 a b c d

Sanaagpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369