Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga Tacsiyadeynaya Geerida Ku Timid Hooyadiis.

$
0
0

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Uga
Tacsiyadeynaya Geerida Ku Timid Hooyadiis

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh
Cusmaan Jawaari

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad

Gudoomiyeyaasha Guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Dhammaan
Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo ay
uga tacsiyadeynayaan geerida ku timid Allaha u naxariistee Hooyadiis
Faadumo Aw Xuseen Jabriil oo ku geeriyootay magaalada Jigjiga ee
Caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia waxa ayna Alle uga
baryayaan naxariistiisa jano uu siiyo,carruurta,ehellada iyo qoyskii ay ka
geeriyootayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

download

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles