Wiil dhalinyaro ah oo dhaawac uu kasoo gaaray weerar qarax ahaa oo
shantii bishii 12-aad ee sanadkii hore ka dhacay afaafka hore xarunta
Al-xayaad ee magaalada Bosaaso ayaa darruuf adag ay kasoo wajahday
noloshiisa. Wiilkaan oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Ibraahim Cali kana
soo jeeda qoys danyar ah oo kunool magaalada Muqdisho oo lacago uu
shaqaysto ku biili jiray ayaa hadda ku adkaatay dhanka nololmaalmeedka ayadoona.
dhaawac culus oo kasoo gaaray lugta bidix awoodi waawayay inuu
kasaaro lugto biro la geliyay xiligii uu dhaawacmay si ay usoo kabato
burbur dhanka lafaha lugta bidix kasoo gaaray.
Isagoo ay ka muuqatay diihaal aad u daran ayaa waxaa uu soo booqday
Warbaahinta Boosaaso, isagoona xiligaasi ku adkayd socodka uuna haysan
lacag uu gaari kusoo raaco,waxana muqanaysa inaad ka Nixi doonto
Muqaalkiisa Hadaad Tahay Muwaadin somaliyeed oo kanaxaya dhibka soo
gaaray walalka.
lahay wuxuu dhahay isku Naxariista ana waan idin naxariisan .
Telka Lagala Xiriirayo +252907218303
Ama Wariye Maxamed Laki Man +252907781253.