Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Mudaaharaado Waaweyn oo Jabuuti ka dhacay(Sawiro).

$
0
0

Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 16-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuuti mudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la furaayo mucaaradka. Mudaharaadkan oo ay iskugu soo baxeen dadweyne aad u tiro badan waxa uu ka kala dhacay xaafado dhowr ah oo guud ahaan ka tirsan magaalo madaxda Jabuuti:

1-Balabala-Caadi

2-Kartiile

3-Xumbule

4-Sheekh-Muuse

Waxa ay ku dhawaqyeen hal ku dhigyo guud ahaan tilmaamayay inay ku rabaan wada hadalo dhab ah oo uu Madaxweyne Geelle la furo  USN-ta iyo inay rabaan cadaalad iyo furfurnaan siyaasadeed oo ka hirgasho dalkooda.

1525322_355743791243822_3432616524050148768_n 10511257_355750371243164_7466765035935679207_n 10557384_355750347909833_6264274674912981200_n 10565101_355750747909793_6841445908917237788_n 10593127_355764414575093_4931728060430754768_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles