Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

David Cameron oo ka digay Khatar ka imaan karta Dagaalyahaniinta ISIS.

$
0
0

Ra’iisalwasaarha Britain, David Cameron, ayaa sheegay in Britain ay diyaar u noqotaa inay qaado talaabo milatari si ay iga hortagto waxa uu ugu yeeray mabda casri jaahil ah.

Isagoo dhambaal ku qoray wargayska Sunday Telegraph, David Cameron, ayaa ku doodaya in weerarka cirka oo kaliya inaysan ku filnayn.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay baahan yahay xal siyaaadeed iyo mid diplomaasi, wuxuuna ku talinayaa in waddamada Sacuudi Carabiya iyo Iran lala shaqeeyo si looga hortago khatarta aan wadaagno ayuu yiri.

Mr Cameron, ayaa sheegay hadii aanan la samayn wax badan, in qatarta ay u soo dhawaan doonto jidadka dalkan Britain. Wuxuu ku daray hadii dadka lagu arko iyagoo wata calanka madow ee ISIS iyo iyagoo dad u qoraya u dagaalama in la xiri doono.

140707135056_david_cameron_512x288_afp_nocredit


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles