Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Soomaaliya iyo Kenya oo isku Afgaran la’ dib u Celinta Qaxootiga Soomaalida.

$
0
0

imagesDowladdaha Soamaaliya iyo Kenya ayaa isku maandhaafsan halka uu ka dhacayo kulan looga dhawaaqayo hirgelinta heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee arinta dib u celinta khaxootiga Somalida ee Kenya ku nool.

Kulankaasi looga dhawaaqayo bilowga hirgalinta heshiiskaas oo hay’adda UNHCR qayb ka tahay ayaa dowladda Kenya ay dooneysaa inuu ka dhaco magaalada Nairobi halka dowladda Somaliyana ay ku adkeyaneyso in lagu qabto Muqdisho.

Dhinaca kale kulan shalay lagu waday inuu ka dhaco magaalada Nairobi ayaa  warbaahinta Kenya ay qortay inuu baaqday markii dowladda Somalia ka qeybgali weyday.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles