Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xildhibaanadii Bedeli Lahaa Boosaskii ay Ka Geeriyoodeen Saado Cali-Shiikh Aadan Shiikh Maxamed-Maxamed Maxamuud Xeyd oo la Baafinayo.

$
0
0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Jawaari ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay Banaanyihiin Kuraastii Sadex Xildhibaan oo Muqdisho lagu dilay sanad Gudihiisa.

War-Saxaafadeed kasoo Baxay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Si Cad loogu sheegay in lasoo Buuxiyo Kuraasta Xildhibaanada Geeriyooday,iyadoona Isimada Beelaha ay Xildhibaanadi kasoo jeedaan lagu Wargeliyey inay Deg deg uga soo jawaabaan Dalabkaasi.

Xildhibaanada Muqdisho lagu dilay ayaa kala Ahaa Marxuumiinta Magacyadoodu Hoos ku Qoran Yihiin:-

1-Xildhibaanad Saado Cali Warsame.

2-Xildhibaan Shiikh Aadan Shiikh Maxamed Deer.

3-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd.

Halkan ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo Baxay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Jawri-ju

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369