Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Taariikh Nololeedka Madaxweyne Receb Erdogan.

$
0
0

Recep Tayyip Erdogan, waxuu ku dhashay deegaankaKasimpasa(udhaw stanbul) 26

february 1954 waxa uu la noolaa Ina-aderkii Danny inta unan uwareegin gobolka Raze.

Erdogan waxuu inta badan noloshiisa caruurnimo ku qaatay gobolka Raze, halkaas oo aabihii

uu kamid ahaa cidamada ilaalada xeebaha Turkiga.

Qoyska Erdogan waxay Stanbul dib ugu laabteen markuu Erdoganjiray 13 sano.

Dhalinyaranimadii Erdogan waxuu wadooyinka magaalada ku gadi jiray Liin iyo cuntada “Sesame buns” loo

yaqaan oo ah cunto bur laga sameeyo si uu ukaabo dhaqaalaha Waxa soo barbaariyay qoys ehlu-diina, Erdogan waxuu ka qalin- jabiyay skuulka hoose eePiyal sanadkii 1965, waxuuna dugsiga

sare ee Imam Hitipa ka qalin-jabiyay sanadii 1973.

Wuxuu shahadad Diplomada ka qaatay skuulka Eyup, waxa uu isla markiiba ka bilaabay skuulka Barashada cilmiga dhaqaalaha iyo ganacsiga(Jamacada Marmara) barashada cilmiga maamulka Dhalinyaronimadiisii waxuu u ciyaari jiray naadi ka dhisan Turkiga(Kasimpasa S.K.), iyada oo markii danbe ay dalbatay naadiga Fanerbahc, lakiin waxaa diiday aabihii.

Erdogan wuxuu guursaday marwo Emine Gulbaran(waxay dhalatay 1955 Magalada Siirt), Erdogan iyo Emine waxay isku

barteen shir 4 bishii july sanadii 1978, waxay caruur leeyihiin labo wiil oo lakala dhaho(Ahmet Burak iyo Necmeddin Bilal) iyo labo gabdhood oo lakala dhaho(Esra iyo Sumeyye). Abihiis Ahmet Erdogan, waxuu dhintay sanadkii 1988, hooyadiis Tenzile waxay.

XIRIIRKA SOMALIYA IYO TURKIGA:-

Xiriirka labada dal ee Turkiga iyo Somaliya waa mid qoto dheer ah mid qarniyo soo jiray, Khilaafadii ugu danbaysay ee Islaamka.

waxay ka ariminaysay wadamo badan oo ay Somaliya kamid Somaliya waxaa ku yaala Guryo iyo Masaajidyo ay dhistay

dawladii ama Khilafadii Osmaniya, waxaa soomaliya uga ahaa Wakiil Alla ha u naxariistee Abwaan Af-qalooc.

Turkiga oo ka duulaysa xiriirkaas qotoda-dheer, waxay xiriir walaaltinimo iyo saxiibtimoba lalahayd dawladihii soqmaray

Sanadii 2011 dawlada Turkigu waxay dib u furatay Safaradeedii waxayna kamid ahayd dawladihii ugu horeyay oo si dhamaystirin u soo celiya xiriirkay la,lahayeen Somaliya burburka ka hor.

Dawladaha Somaliya iyo turkigu waxay kala saxiixdeen heshiisyo iskaashi iyo wada-shaqayn, bishii May ee sanadii 2010 waxay labada dawladood kala saxiixdeen heshiis tababarid ciidamada

Bishii November Sanadii 2012, ayaa waxaa si wayn loo dardargaliyay heshiisyada iyo xiriirka labada wadan, dawlada

turkigu waxay bilawday tababarida ciidamada iyo shaqalaha Dawlada turkigu waxaa lagu xasuustaa dayactirka dismayashii

dawladii hore, wadooyinka iyo Isbataalada Caasimada, waxaa iyaduna xasuus-mudan in diyaadarada Turkish Airlines ay ahayd diyaaradii dulimaad ee Caalamiya oo ka soo dagta Garoonka Aden Waxa ayna shacabka Somaliyeed waligeed iloobay kana go’ayn xasuustooda waa booqashadii taarikhiga ahayd ee Madaxweyne Dawlada turkigu waxay qabatay shirar badan oo lagu radinayo xalka Somaali.ya iyo inay dhex-dhexaadiso Somalida, waxaynu si wayn u xasuusanaa shirkii Stanbul ee nabada Somaliya looga

SAAMAYNTA ERDOGAN EE SOMALIYA.

Doorashada loo doortay Erdogan Madaxweynaha wadanka turkiga,

waxay sameyn wayn ku yilatay Baraha bulshada ee somalida;

waxaynu ka garan karnaa ama ka qiyaasi karnaa sida somalidu ula

socdaan waxa ka socda wadanka turkiga.

Saameynta guusha Erdogan ee Somaliya waxaynu u kala

qaadaynaa Saamaynta dhow iyo tan fog.

Guusha erdogan waxay si wayn u samaynaysaa xisbiyada iyo

ururada aya leeyihiin ururada islaamiga ah sida Akhwaanul

Musliminka Somaliya(Islaah), waxay aad u dhira-galinaya gusha

Erdogan madaama guushii Mazar aysan ka faa’idaysan.

Waxaa muuqata in dawlada Somaliya oo uu hada hogamiyo

Hassan sheikh oo ay isku ururyihiin Erdogan ay tageero dhankasta

ah ka hesho dawlada turkiga, waxaa muuqata in ku sii xogaysiga

akhwanul-muslimta somaliya uu sii kordhi doono.

Turkigu waxuu deeqo waxbarsho siiyay arday daganoo Soomaliya,

taasi oo keenaysa in aqoonyahano badan ay dib ugu soo laabtaan

wadanka iyada oo wata afkaarta huwana siyaasada dawlada

turkiga; tasoo keeni doonta in ay soomaaliya xulufo la noqoto

turkiga dhaqan iyo dhaqaaloba. By: Harun m Harun.

pm-erdogan-restates-stance-against-high-interest-rates


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles