Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Wadal Moge oo Kasoo Horjeensatay Maamulka Cusub oo Gobolka Gardafuu...

Kulan looga soo horjeedo maamulka cusub ee Madaxweyne Gaas bilo ka hor u magacaabay Gobolka Gardafuu ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso gaar ahaan HOTEL AL Sabaax, waxaana soo qaban qaabisay beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Madaxda Puntland Qabiil Jeclaysi ayay ku Caan Baxeen.

Waa iska dhaqan iyo Caado in Madaxweyne kasta oo Puntland yimaada uu xukunka ka sifeeyo haraadigii madaxweynihii ka horreeyey oo isaga laftigiisu dhammaan xilalkaasi u magcaabay tolkiis ama iyaga isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyihii Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidamada Gobolada...

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidamada Gobolada Bari,Sanaag ,Karkaar iyo Hayland  Mudane .C/fataax Xaaji Aadan Axmed ayaa gelinkii dame ee Maanta waxa uu ka badbaaday isku day dil oo lala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo ka qayb Galay Shirka Xiriirinta Hay’addaha iyo Hirgalinta...

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumadda Dowladda Puntland gaar ahaan Hoolka Jaamacada PSU kaga qayb galay Shirka Xiriirinta Hay’addaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wafti uu Hogaaminayay oo Siweyn loogu soo...

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland Siweyn loogu soo dhaweeyay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa Dhulka Maamulka lamagac baxay Soomaaliland. Soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano ka tirsan Federaalka oo soo gaaray Puntland(Sawiro).

Xildhibaano kale oo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya,oo kaso jeeda Puntland  ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,kuwaas oo ka jawaabayay Fariintii uu u diray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali: “Waxaa murugo ah in warbaahinta caalamka laga...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fariin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo U Ambabaxay Magaalada Boosaaso .

Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali iyo wafti balaraan oo uu hogaaminayo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland. Waftigaan ayaa kusii jeeda magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyihii Hore ee Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo Si Rasmi ah...

Waxaa Maanta Si rasmi ah xilalka ula kala wareegay Taliyihii Hore ee Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland G/Sare Cumar Cabdulaahi Maxamed Faroole iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyada  G/Sare...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo xustay Maalinta Aas Aaska...

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamusayay Munaasabada Lix iyo Toban  guuradii ka soo wareegatay dhismihii iyo aas aaskii Dowlada Puntland ayaa lagu qabtay Magaalada Freiburg ee Dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Murursade oo dhaliishay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustafe Dhuxulow.

Warsaxaafadeed :- Ujeeddo: Beesha Murursade oo dhaliil ujeedisey Wasiirka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya,Fariin Culusna udirey Madaxda Sar Sare ee Dowlada Soomaaliya. Shir ay Dhalinyarada,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Bosaaso Gaarey,kana hadlay Ujeedka...

Safarka Madaxweyanha Puntland uu kuso gaaray Boosaso oo ahaa midan horay loo sii shaacin ayaa markii usoo gaaray Bosaso wuxu kulan Saxafadu dibad joog ka ahayd la qaatay Wafdi kasocada Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Somaliland oo ka hadlay tegitaanka Cabdi Xaabsade ee Magaalada...

Maamulka Somaliland ayaa  markii ugu horeysay ka hadlay tegitaanka Axmed Cabdi Xaabsade ee magaalada Garoowe, Waxayna sheegtey in uusan u tagin halkaas Arrimo siyaasad la xiriira. Gudoomiye ku xigeenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya “Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo...

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Abadi oo loo Magacaabay Ra’iisul-wasaaraha dalka Ciraaq.

Madaxweynaha Ciraaq Fouad Massoum ayaa ra’iisul-wasaare u magacaabay Haider al-Abadi, wuxuuna amray inuu soo dhiso xukuumad cusub. Al-Abadi wuxuu ahaa guddoomiye-ku-xigeenka baarlamaanka Ciraaq,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Wararkii PLTV oo ay ka mid Yihiin Qodobo Aad u Xiiso Badan(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Warkii PL.TV oo ay ka mid yihiin qodobo aad u xiiso oo ku saabsan  Gudaha Deegaanada Puntland iyo weliba Qodobo Caalami Ah.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaannada Haweenka Ee Ku Jira Baarlamaanka Oo kampala Siminaar Uga...

Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa siminaar aqoon kororsi ah uu uga furmay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Munaasabadda siminaarkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiweli oo maanta ka qayb galay xaflad lagu maamuusayey...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, qaar kamid ah xubnaha labada gole ee dowladda, Wakiilo ka socday QM, iyo AMISOM ayaa maanta ka qeyb galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha Cusub ee Telefishinka iyo Raadiyaha Dowlada Puntland oo xilkii la...

Agaasimaha cusub ee Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland Cabdifataax Nuur Ashkir ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore ee Telefishanka iyo Raadiyaha Puntland Axmed Kismaayo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Human Rights Watch”C/fataax Al-Sissi Baaritaan ha Lagu Sameeyo”

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in loo baahan yahay in baaritaan la xiriira ku tumasho xuquuqda aadanaha ah lagu sameeyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sissi,...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live