Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo U Ambabaxay Magaalada Boosaaso .

$
0
0

Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali iyo wafti balaraan oo uu hogaaminayo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland.

Waftigaan ayaa kusii jeeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaana ay sii mari doonaan gobolka Karkaar iyo degmooyinka laamiga ku taxan oo ay kulamo kula qaadan doonaan bulshada kunool degmooyinkaas.

Inkastoo aan la shaacin ujeedka waftiga Madaxweyanah ayaa waxa uu noqonayaa safarkiisii labaad oo uu ku tegaayo gobolda Bari, Karkaar iyo Gardafuu, wixii warar ah ee kasoo kordha socdaalka Madaxweynaha isha kuhaya.

821


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles