Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo Kampala Siminaar Uga Furay...

Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda siminaar uga furay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Jubba Iyo Saraakiisha Barre Hiiraale Oo Guulo Ka Kala Sheegtay...

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Kmg ah ee Jubba iyo garabka Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), ayaa waxay guulo ka kala sheegteen dagaal maanta ku dhex maray deegaanka Goobweyn, oo 11km u jirta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maraykanka oo Aqalka cad Casho Sharaf ugu sameeyay Madaxda Afrika.

Madaxweynaha Maryekanka Brack Obama ayaa xalay aqalka cad ee Mareykanka ee magaalada Washington casho sharaf ugu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa shirka Afrika iyo Mareykanka oo lagu wado in maanta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo sheegay in ay sii socon...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii socon doonaan xukunnada lagu ridayo shakhsiyaadka loo tiriyo in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada Al-Shabaab. Maxkamadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiweli: “Waxaan bogaadinayaa go’aanka Ximan iyo Xeeb ugu...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

For Immediate Release: PRESS STATEMENT 37/2014 UN Representative for Somalia welcomes Himan and Heeb signing of intent to form new administration in central Somalia   Mogadishu, 6 August 2014 – The...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah ula wareegay...

Munaasabad xafiiska uu kula wareegay Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ee dhaawaan Madaxweynaha Jamhuuriyada  Federaalka Soomaaliya magacaabay ayaa maanta lagu qabtay xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aasaaskii Puntland oo Holland laga Xusay(Sawiro).

Waxaa maggaaladda beverwijk ee dalka Holland lagu qabtay xaflad Sannad-guuraddii 16-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibadda loo taagay Aas-aaskii Dowladda Puntland. Xafladdaan ayaa waxaa ka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqa Degmada Bosaaso oo sheegay la dumin doono guryo Sharci darro ku dhisan.

Duqa degmada Boosaaso Xasan Cabddala Xassan ayaa sheegay  in ay bur-burin doonaan guryo fara badan oo ku yaala magaalada  Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Guryaha la duminayo ayaa qaybtood waxay si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo soo dhoweeyay maamul u sameynta gobollada dhexe.

Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray dhismaha maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya, kaas oo dhamaadkii bishii hore  ka dhacay magaalada Muqdisho. Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland oo xilka laga Qaadayo.

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland generaal Siciid Maxamed Xiri  ayaa  xil ka qaadis lagu sameynayaa. Warar Hoose oo ay si hoose u heshay Warbaahinta Raadreeb.com ayaa sheegay Taliyaha Ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay Magaalada...

Kulankii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland Ee Khamiislaha Ahaa WAR-SAXAAFADEED Maanta oo ay taariikhdu tahay 07 bisha ogoosto 2014 waxaa xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ku shiray Golaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isbedel Doonkii Puntland oo Weriye Xiray.

Ciidamada booliska ee gobolka Nugaal ayaa xalay saqdii dhexe hoteel ay magaalada Garoowe ka deggen tahay kala baxay Weriye Faadumo Yuusuf Siciid (Taxadar) oo kamid ah weriyeyaasha ka howlgala magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo Nin Oo Caawa Lagu Dilay Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho.

Dabley la socotay gaari nooca raaxada ah, ayaa waxay caawa laba qof ku dishay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafada Suuqa Xoolaha. Labada nin ee la dilay oo mareysay wadada Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Statement:-Media Association of Puntland (MAP).

Press Statement:-Media Association of Puntland (MAP). Media Association of Puntland (MAP) is deeply condemned the arrest of one Female journalist Fatima Yusuf Said‘Tahadar’ in Garowe, Fatima-Tahadar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad Cusub oo duulimaadyo ka bilaabi doonta Deegaanada Puntland.

Waxaa dhowaan shaqo ka  bilaabi doonta  degaanada Puntland Shirkadda Cusub ee Duulimaadka Diyaaradaha ee Rajo Air ayaa dhawaan Duulimaadyo Cusub ka bilaabi doonta gudaha Soomaaliya, waxaana fadhigeedu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas iyo Isimada Gobolka Nugaal oo kulan La Yeelanaya...

Waxaa barqanimada maanta la filayaa in uu dhaco shir ay ku balansan yihiin Madaxweyne Gaas iyo Isimada Gobolka Nugaal gaar ahaan Beesha Ciise Maxamuud  oo soo farageliyay khilaaf isku dhac milateri...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida Mareykanka.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xalay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kula kulmay jaaliyadda Soomaalida iyo kuwa Jabuuti ee ku nool gobolka Minnesota. Jaaliyadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Waxqabadkii Dowladda Soomaaliyo ee Asbuucii hore 09 August 2014.

 Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live