Dowladda Puntland Oo Ka Digaysa Khatarta Cudurka Ebola.
Wasaarada ammaanka ee dowladda Puntland ayaa ka digtay halista cudurka Ebola, waxaana ay wasaaradu fartay laamaha socdaalka ee dalka in ay baaritaan dheeri ah ku sameeyaan dadka ka soo socdaalaya...
View ArticleSuxufiyiinta Puntland oo dooranaya Hogaan Cusub.
Ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP ayaa maanta waxaa uga furmay magaalada Garowe shirweyne uu ku dooranayo hoggaan cusub. Shirka oo socon doona afar maalmood waxaa ka qeyb-galaya 60 wariye oo ka kala...
View ArticleDaawo Sawirada Barnaamijkii kediska SBC ee degmada Waaciye lagu qabtay.
Halkan hoose ka Daawo Sawirada Xafladii Barnaamijkii kediska idaacada SBC ee Sanad walba hal mar la qabto. Barnaamijka kediska SBC ayaa Sanadka waxa Samafinaalkiisii lagu qabtay Degmada...
View ArticleHaween ka shaqeynayey nadaafadda oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.
Saddex kamid ah haweenka nadaafadda ee gobolka Banaadir ayaa ku dhimatay, lix kalana way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay agagaarka carwadii hore ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo qado Sharaf u Sameeyey Fanaaniinta Puntland u Heesta(Sawiro).
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe Qado sharaf ugu sameeyay Fanaaniinta Kooxda Waabari Puntland. Kullanka Qadada...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo la kulmay Madaxa Shirkada dhisaysa Garoonka Diyaaradaha ee...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Shirkadda China Civil Engineering CONSTRUCTION...
View ArticleKulan looga soo Horjeedo Maamulkii Gobolada Dhexe loo Sameeyey oo Muqdisho...
KULAN LOOGA SOO HORJEEDAY HESHIIKII DHOWAAN LAGU SAXIIXAY MUQDISHO EE MAAMUL U SAMEYNTA GOBOLADA DHEXE EE DALKA SOOMAALIYA. Halkan Hoose ka Daawo Kulanka Muqdisho lagu qabtay.
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddiga Maamul-u-Sameeynta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirrada ayaa kulan qado oo sagootin ah la yeeshay Guddiga...
View ArticleGudiga qabanqaabada Mudaaharaadka Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq soo...
Gudiga Qabanqaabada Mudaharaadka Madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed. Gudiga ayaa sheegay in lasoo dhamaystiray qaban qaabadii Mudaaharaadka...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiweli: “Heshiiskii M/mul u sameynta gobollada dhexe wax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaabayey...
View ArticleWar Deg deg Ah:-Qarax Khasaare badan dhaliyey oo Bosaaso ka dhacay
Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Goordhowayd waxa ka dhacay Miino oo khasaare badan dhaliyey. Qaraxan Miinada ah ayaa waxa uu ka dhacay Agagaarka Xarunta Taliska Qeybta ee Magaalada...
View ArticleWarbixin+Sawiro:-Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Bosaaso.
Allaha u naxariistee waxaa abaarihii Salaaddii Casar ka dib weerar ismiidaamin ah lagu dilay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas (Muslim). Weerarkaan, ayaa waxa uu ka...
View ArticleAshkir Nuur oo ka mid ahaa Kooxdii Isbedel Doonka ayaa Agaasime Loo Magacaabay.
Ashkir Nuur oo ka mid ahaa kooxdii isbedel doonka Puntland ayaa loo magcaabay Agaasimaha Puntland Tv Iyo Raadiyadaha Afka Dowlada ku hadla ee Puntland Radio,isagoona bedeli doona Weriye Axmed Kismaayo...
View ArticleAl-Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Weerarkii Ismiidaaminta Ee Lagu Dilay...
Ururka Al Shabaab ayaa waxa uu caawa sheegtay masuuliyada weerarkii ismiidaaminta ee galabta ka dhacay Magaalada Boosaaso, laguna dilay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiweli oo Cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada Boosaaso ee gobolka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay hindise awoodsiinaya dhallinyarada.
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay dhowr hindise oo ay ujeedadoodu tahay in awoodsiinta dhallinyarada. Madaxweynaha oo Wawshington DC, oo hadda ku sugan Washington waxaa uu...
View ArticleDaawo Taariikhda Puntland(Video).
Halkan Hoose ka Daawo Taariikhda Puntland 1998 – 2014.
View ArticleMalayshiyo Hubaysan oo La Wareegay Xaruntii Tv-ga iyo Idaacada Puntland ee...
Malayshiyo Beeleed hubaysan isla markaasina ay isku heyb yihiin Agaasimihii TV-Ga iyo Raadiyaha Dowlada Puntland Mudan. Axmed Maxamed Cali(Axmed Kismaayo) ee shalay xilka laga qaaday ayaa la wareegay...
View ArticleMadaxweyne.Gaas iyo Shirkada CCECC oo Heshiis kala Saxiixday(Sawiro).
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Hashiis kama Dabys ah ku kala saxiixday Masuuliyiinta Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda Mashaaraciida iyo Horamirinta u qaabilsan Qaramada Midoobay iyo...
View ArticleMalayshiyadii La Wareegtay Xarunta Warbaahinta Dowlada Puntland oo dib looga...
Malayshiyii hubaysnayd ee maanta la wareegay Xarunta TV-ga iyo Raadiyaha Dowlada Puntland ee Magaalada Garoowe ayaa lagu guuleystay in Malayshiyada dib looga saaro Xarunta. Isimada Gobolka Nugaal ayaa...
View Article