Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

War Deg deg Ah:-Qarax Khasaare badan dhaliyey oo Bosaaso ka dhacay

$
0
0

Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Goordhowayd waxa ka dhacay Miino oo khasaare badan dhaliyey.

Qaraxan Miinada ah ayaa waxa uu ka dhacay Agagaarka Xarunta Taliska Qeybta ee Magaalada Bosaaso,iyadoona ay ku dhinteen Taliyihii Qeybta Gobolka Bari Coll.C/raxmaan Muslim , Taliyihii Canshuuraha Beriga Mudane.Muxyidiin iyo weliba qaar ka mid ah Ilaaladooda.

Faahfaahin badan lagama hayo cidda ka danbeysa qaraxan.

Wixii Faahfaahin kala soco wararkeena dame.

war-deg-dega12

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles