Halkan hoose ka Daawo Sawirada Xafladii Barnaamijkii kediska idaacada SBC ee Sanad walba hal mar la qabto.
Barnaamijka kediska SBC ayaa Sanadka waxa Samafinaalkiisii lagu qabtay Degmada Waaciye,iyadoona ay kasoo qeybgalleen Boqolaal Dadweyne ah oo ka kala yimid Dibada iyo Gudaha Dalka Soomaaliya.
![IMG_7688]()