Madaxwayne Gaas oo qado sharaf u sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland ee magaalada garoowe qado sharaf ugu sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo...
View ArticleTahniyad Meher:-Cabdiraxmaan Cismaan Cali(Jiro) iyo Ayaan Cumar Xaaji Cali.
Dhamaan dadka Magacyadoodu Hoos ku qoran yihiin Waxay Tahniyad Meher udirayaan Lamaanaha Is doortay ee Kala Ah Cabdiraxmaan Cismaan Cali(Jiro) iyo Ayaan Cumar Xaaji Cali oo Meherkoodu dhacay Maanta...
View ArticleRa’iisulwasaare Cabdiwali “Xukuumaddaydu waxay soo dhaweyneysaa heshiiska...
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta heshiis taariikhi ah oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ugu qabatay magaalada Muqdisho...
View ArticleMaamulka Jubba oo sheegay inay dileen toban Al-Shabaab Ah.
Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay in toban ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen duleedka magaalada Kismaayo, gaadiidna ay ka qabsadeen, kadib dagaal dhex maray labada dhinac. Madaxa...
View ArticleGudiga Qabanqaabada Mudaaharaadka Madaxwaynaha Soomaaliye ee MN oo Waraysi...
Gudiga Qabanqaabada Mudaharaadka Madaxwaynaha ee Minisota ayaa waraysi xiiso badan bixiyey.
View ArticleDuqa Degmada Bosaaso oo wado Cusub dhagax dhigay(Sawiro).
Waddadani oo layiraahdo Bander_qaasim ayaa dhererkeedu dhan yahay 2Km, waxaana ay kasoo bilaabata Isgooyska wadada 30-ka iyadoona ku dhamaata Bartamaha magaalada Boosaso. Duqa degmada Boosaso Xasan...
View ArticleXarumaha Ganacsiga ee Magaalada Bosaaso oo la Amray in Maalinta Beri la Xiro.
Taliska Ciidanka Booliiska ee Gobolka Bari ayaa shacabka kunool magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku amray in maalinka beri ah aysan gelinka hore furi karin Xarumaha ganacsiga dhaqdhaqaaqa...
View ArticleGollaha Wasiirada Soomaaliya oo Warbixin ku aadan Ammaanka dalka ka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli...
View ArticleJaaliyadda Puntland ee dalka Finland oo si weyn u xusey 16 guuradii Puntland...
Jaaliyadda Puntland ee Finland ayaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ku xustey 16 guuradii ka soo waregtey markii la asaasey maamulka Puntland, Xafladda ayaa ka dhacdey caaimadda Finland ee...
View ArticleGo’aanka adag ee Dawlada Puntland xiriirka ugu jartay Dawlada Federaalka waa...
Go’aanka adag ee Dawlada Puntland xiriirka ugu jartay Dawlada Federaalka waa guul garawsiino mudan balse soo daahday. Waxaan shaki ku jirin in shacabka reer Puntland si weyn oo ay farxadi ku...
View ArticleXuska Aasaaska Puntland oo lagu qabtay Garoowe(Sawiro).
Xaflad lagu maamuusayo xuska sanad-guurada 16-aad ee ka soo wareegatay aasaaska maamulka Puntland oo ku beegan koowda August ayaa maanta lagu qabtay fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Garoowe oo xarun...
View ArticleGaroowe:-Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Munaasabadii Sanadguuradii...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland kaga qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Sanad guuradii...
View ArticleXildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Madeer oo Muqdisho lagu diley.
Rag hubeysan ayaa salaaddii Jimcaha kaddib magaalada Muqdisho ku dilay xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Madeer oo ka mid ahaa mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Dilka xildhibaanka ayaa ka dhacay meel...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Gudoomiyaha Guddiga Maalliyadda ,Miisaaniyadda...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeyey geeridii Xildhibaan Madeer.
Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho ee Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda...
View ArticleMunaasabadii Sanadguuradii 16-Aad ee Aasaaska Puntland oo Garoowe ka...
Waxaa caawa Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland si habsami leh uga socda xarunta baarlamanka Maamuuska 16 sano guurada kasoo wareegtay aas aaskii dowlada Puntland. Xaflada caawa ka socota...
View ArticleToos Halkan uga Daawo Munaasabada Xaflada Caawa ka Socota Magaalada Garoowe.
Halkan Hoose Si Toos ah uga Daawo Munaasabada Xaflada Sanadguuradii 16-Aad ee Aasaaskii Puntland. Halkan Riix.
View ArticleDr.Faroole oo ka hadlay xaflad lagu qabtay Melbourne Australia(Sawiro).
Madaxweynihii horre ee Puntland Dr C.raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo caawa kaga qeyb galay magaalada Melbourne ee dalka Australia xaflad lagu maamuusayo 16 sano guurada kasoo wareegtay Aas aaskii...
View ArticleMaqaal:- Kana Gado kana Tiirka Geey !!!
Maxkamadda Militeriga Dowladda Federaalka ayaa isbuucii hore fulisay xukun dil toogasho oo muran badan ka dhex dhaliyay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ,xukunkaas oo...
View ArticleHub Al-Shabaab loo Waday oo la Qabtay.
Wasaaradda amniga qaranka ee Somalia ayaa sheegtay in ay soo qabteen hub looga shikisanyahay in loo waday kooxda al Shabaab. Afhayeenka wasaaradda amniga qaranka Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa VOA u...
View Article