Image may be NSFW.
Clik here to view.
Waa Maanso ku socota Somalichannel (Sababaha Xumaanta) Iyo barnaamijka Isir-Raaca Af-Soomaaliga oo la magac baday “BAL YAA SUUFIGA DIRSADAY ! ”
Maansadu waa godka BAARCADAHA la yidhaahdo ee Carays ciise “Hooyadu waa lama huraan ” ka samayn jiray ee uu caanka ku ahaa ,Waana godka ay ka samaysantahay heesta “NOLOSHA CUSUB SOO DHOWEE” ee uu Cabdi Good yiri suugaan maaha ,hadal caadiya weeye: si aan utusno ummada in godkaas ay maansadan iyo nolosha cusuba ka samaynyihiin uu waafaqsan yahay godkii Carays ciise ayaan waxaan saaray naaxiyadii CARAYS CIISE EE “HADDII KALE WAXAAN LAHAA ”
Halkan Hoose ka Dhegayso Maansada oo uu inoo akhrin doono Abwaan Cabdifataax Cali Fardhiye.