Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Proff.Cali Khaliif Galeyr oo ku Guuleystay Xilka Madaxweynimo ee Maamulka Khaatumo(Sawiro).

$
0
0

Waxaa mardhowayd lasoo Afmeeray Doorashashadii  Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kala ahaa  Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel iyo Pro Cali Khaliif Galeyr.

Doorashad oo Saaka Bilaabatay ayaa Waxaa ugu Danbayn ku Guulaystay  Proff. Cali Khaliiuf Galayr  Waxaana Hada ka Socota Madasha Shirka Dabaadegyo  Waa Wayn.

Cali Khaliif ayaa helay Cod Aqlabiyad ah 21 Cod Halka Uu helay Musharax Indha-sheel 10 Cod Oo kaliya Sidaas Waxaa madax Wayne Ku noqday Cali khaliif.

81-1 91-1 115 131 142 361 461 611 711 1011

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles