Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mucaaradka Puntland oo Dhaliilay Go’aankii ay Puntland dib ugu Celisey...

Iyadoo shalay dowladda Puntland ay dekedda magaalada Boosaaso ka celisey markab sidey deeq raashin ah oo ka timid hay’adda Bisha Cas ee Turkiga, taas oo ku socotey qaar kamid ah degmooyinka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar.

Qarax laga maqlay guud ahaan magaalada Jowhar oo ahaa qarax ka dhashay miinooyinka dhulka lagu aaso waxana ku dhaawacmay labo ruux. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan lala beegsaday mid kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Samatabixinta Puntland oo iska fogeeyey Qoraal Looga Been Abuurtay oo...

Kaddib markii dhowaan lagu baahiyey mareegta Internet-ka qoraal been abuur ah oo la sheegay in uu kasoo baxay Golaha Samatabixinta Puntland, ayaa waxaa qoraalkaas waxba kama jiraan ku tilmaamay madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska R. Wasaaraha Ayaa Sii Wada Kulamo Looga Tashanayo “Human Rights Road...

Muqdisho, 11, Augst, 2013…..Waxaa shalay  markale shir ka dhacay  Hotel City Plaza ee magaalada Muqdisho isugu yimid Xooghayaha Golaha Wasiirada Maxamed Jamac Calas, Ururada Bulshada Rayidka ah iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhamaystirka Maamulka Jubbaland oo dib Loo Dhigay.

Masuul ka tirsan Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo Goordhowayd Warbaahinta Raadreeb la hadlay ayaa Sheegay  in 10-maalmood dib loo dhigay dhameystirka qeybaha ka harsan Maamulka Jubbaland taasoo la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartan Kedis ah oo Magaalada Garoowe Lagu soo Gaba-Gabeeyey(Sawiro).

Hoolka Jaamacada bariga africa  magaalada Garowe ayaa lagu soo gabo-gabeeyay maanta  Tartanka kadis oo bishii Ramadaan ka socday idaacada Radio Garowe kaasoo ay ku tartamayeen xaafadaha magaalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hooyo Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Afduubtay(Video).

Gabar Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa 8-bisha waxaa Afduubtay Ciidamada dowlada federaalka, kadibna waxay  Geeyeen sida gabadha sheegtay Xerada Xalane, iyadoona Halkaasi lagu fara...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso Barnaamij ku Saabsan Bangiga Barclays ee dalka Britain.

Bangiga Barclays ee dalka Britain oo ay adeegsadaan xawaaladaha Soomaalida ee dalkaasi, ayaa soo saaray go’aan uu ku caddaynayo inuu sanadkan uu joojinayo adeegyadii uu xawaaladaha somalida uu u qaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Khaatumo oo ka Hadlay Markab Raashin siday oo Bosaaso Laga...

Dowlada Puntland ayaa Muqdisho dib ugu celisay markab sidey raashin gar-gaar ah oo ka yimid hay’adda bisha cas ee Turkey. Puntland waxay sheegtay in raashinkan qaab sharci darro ah lagu soo diray isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirkii Soomaaliya ee dalka Yemen oo Mudo Kooban la Xirey.

Ciidamada ammaanka dalka Yemen ayaa muddo kooban xiray Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Yemen Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji, iyadoo arrinta ay ka caroodeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso” Proff.Cali Maxamed Geedi”Dowladdu ammaanka Muqdisho ku filnaan...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ku filnaan la’dahay ammaanka Caasimada Muqdisho, isagoo cadeeyay in Al-Shabaab habeenkii ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu soo dhoweynayo Gen.Fartaag oo Nairobi lagu Qabtay(Video).

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Gen.C/laahi Shiikh Ismaaciil Fartaag ayaa Xaflad soo dhoweyn ah Loogu qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Faroole oo Garoowe ka qeybgalay Shir Looga Hadlay qaabka Xawaaladuhu u...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta ka qaybgalay shir looga hadlayay xawilaada lacagaha oo sidii loola socon lahaa inaan loo adeegsan falal danbiyeedyo. Halkan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabadda 1da agoosto oo si heersare ah looga xusay magaalada Gothenburg...

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Puntland Community Organisation ee ku dhaqan magaalada Gothenburg ,  Munaasabaddan oo lagu xusayay maalintii dhidibada loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Xuska dhalinyarada Aduunka oo Garoowe lagu qabtay(Sawiro).

Hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta lagu qabtay xuska maalinta dhalinyarada aduunka oo ku beegnayd maanta, waxana ka soo qaybgalay madaxweyne ku xigeenka, gudoomiayaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qeybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho oo Maamulkeeda Lala Wareegay(Video) .

Magaalada Muqdisho ayaa Qayb kamid ah waxaa iska maamusha Qolyo aan la garanayn oo xitaa  aysan jirin cid ogolaansho u siisey iney dhistaan, Dhul xeebeedka ku teedsan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah faahin ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha oo Caawa kulan la qaatay Wasiiro...

Muqdisho, August 12, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa caawa kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:-Tigaana”Waa inaan Saamayn ku Yeelannaa Tababarada Fifa”

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha PL Axmed C/dalla (Tigaana) ayaa daboolka ka qaaday in xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ay ka wada hadleen sidii tababarad qaybtood loogu qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mo-ving in the right direction on Somalia.

I wonder what Mo Farah thinks about a comment our Prime Minister made last week. You might have seen the Somali-born distance runner grit his teeth and send those long, thin legs into warp-factor on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Naygeria:Dad Gaaraya 44-Ruux oo Masaajid Dhexdiis Lagu dilay.

44-ruux oo cibaadeysanayay ayaa lagu dilay masaajid ku yaala waqooyi bari Naygeria, iyadoo weerarkan uu yahay kii ugu xumaa mudooyinkan. Weerarkan ayaa dhacay subaxdnimadii Axadi, hase ahaatee warka ku...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live