$ 0 0 Gabar Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa 8-bisha waxaa Afduubtay Ciidamada dowlada federaalka, kadibna waxay Geeyeen sida gabadha sheegtay Xerada Xalane, iyadoona Halkaasi lagu fara xumeeyey.