Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Kumanaan Dadweyne ah Salaadii Ciidka Kula...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta  kumanaan dadweyne kula tukadey Salaada Ciida garoonka kubadda cagta magaalada Garowe ee Mire Awaare. Madaxweyne ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda dowladda Soomaaliya oo kumanaan ruux Salaada Ciida kula dukaday...

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa maanta salaadii ciida boqolaal dadweyne kula dukaday Masaajidka Isbaheysiga, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud khudbad uu ka jeediyay masaajidka ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Bosaaso oo si weyn Looga Ciiday(Sawiro).

Dadweynaha ku dhaqan magaaladani Bossaso ayaa maanta 08 Aug, 2013 si wayn ugu dabaal-dagay maalintii kowaad ee Munaasabada Ciidul Fidri xilli Muslimiinta ku nool adduunyada ay u dabaal dagayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la ciiday Ciidanka iyo Naafadii...

Muqdisho, August 8, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa maanta booqasho ku tegay xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka Martino ee ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Waaciye oo Si Weyn Looga Ciiday(Sawiro).

Dadweynaha ku dhaqan Degmada Waaciye  ayaa maanta  si wayn ugu dabaal-dagay maalintii kowaad ee Munaasabada Ciidul Fidri xilli Muslimiinta ku nool adduunyada ay u dabaal dagayaan Munaasabada Ciida....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidda oo Si Weyn Looga Ciidey(Sawiro).

Magaalada Xidda ee Degaanka Degmada Waaciye  ayaa siwayn looga Ciidey Maanta iyadoo Ciida Maanta ay ahayd Mid ay simadaysan isugu Raceen Guud ahaan qaybaha kala duwan ee Culumaa,udiinka Degmadaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Diiriye oo si kulul uga jawaabay hadal dhowaantan kasoo yeeray...

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah duqeyda beelaha Hawiye ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad Hub Siday oo Muqdisho ku Gubatey.

Diyaarad hub iyo saanado milateri u siday Ciidamada AMISOM ayaa saakay ku bur burtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii si qalad ah ay u soo caga dhigatay wadada Run...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Gaas ma lagu aamini karaa masiirka Puntland ?

Nin oday ah ayaa laga sheegay:-Reer tolkay sidaan maalinba mid u nacayey-ayaan hadda tol laáan taagnahay !. Waa kuma prof. Gaas ? waa aqoon yahan dhalin yar kana soo jeeda puntland, waxuuna masraxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada oo Gudi u Magacawday Shilkii Diyaarada Muqdisho ku dhacday(Video).

August 9, 2013, Muqdisho… Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah. Ilaa iyo hadda xogta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaaradaha Drones oo markale Duqeeyay Yemen.

Saraakiisha dalka Yemen ayaa sheegay in sadex weerar oo kale oo ay dalkaasi ka geysteen Dayuuradaha Mareykanka ee aaney cidina wadin in Khamiistii shalay lagu dilay 12 ka mid ah mintidiinta la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jeermis Dilaa Ah oo Dalka Sucuudiga Lagu Arkay.

Jeermis Dilaa ah ayaa waxa lagu arkey dalka Sucuudiga. Saynisyahanno baaraya halka uu ka yimid jeermis dilaa ah oo Sacuudiga lagu arkay ayaa sheegay in geela laga helay jeermiskaas. Cilmi baaris ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo Dib u celisay Markab siday raashin Siyasad Laga...

Puntland oo Dib u celisay Markab Turkey oo siday Raashin Siyaasadeysan WAR SAXAAFADEED 10 August 2013 Waxaa xeebta Dekedda Bossaso soo gaaray Markab sida raashin mucaawino lagu sheegay oo laga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Garoowe...

Xildhibaanno ka tirsan golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland iyagoo wada dadaallo ay ku doonayaan inay ku xalliyaan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Markab Raashin Mucaawino ah Siday oo Bosaaso laga Celiyey.

Dekedda Bossaso ayaa Waxa Maanta soo gaaray Markab sida raashin mucaawino lagu sheegay oo laga soo diray magaalada Muqdisho laguna soo hagaajiyey Degmooyin  gaar ah oo ka tirsan gobollada Dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Sahal oo Bayaan kasoo saaray Xaaladda Guud ee Dalka.

Marka hore dadweynaha Soomaaliyeed meel walba aoo y ka  joogaan dacalada aduunka waxaan ugu hambalyeeneynaa gudashada bisha cibaadada ee  Ramadaan iyo Ciidul Fidriga intaba. Arar Intii mudo ah waxaan u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qeybsiga Xubnaha Golaha Cusub ee Wasiirrada Maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku guda jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee la xiriira magacaabista golihiisa cusub ee wasiirrada ayaa maanta u ambabaxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Aroos:Cali Mahdi Maxamed iyo Caaisha Maxamuud Maxamed.

Anagoo ah dadka hoos ku xusan waxaan halkan hambalyo kal iyo laab ah uga direynaa caruuska iyo caruusadda Cali Mahdi Maxamed iyo Caa’isha Maxamud Maxamed oo xalay ku aqal galay magaalada Paris ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqsigii ku Been Abuurtay Magaca iyo Sawirka Wasiirka Dekedaha Puntland oo...

Shaqsidii ku Been Abuurtay Magaca iyo Sawirka  Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo Ladagalanka Buracad badeeda ee dowlada Puntland Eng. Saciid Maxmed Raage ayaa hawada laga saarnay,iyadoona  - MAR...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Yaa Diidan Dimoqraadiyeynta Puntland??

Hordhac Gobolada la isku yiraahdo Puntland waxaa ay nasiib u yeesheen iney ka badbaadaan burburkii iyo dagaaladii sokeeye ee ku habsadey qaybo badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah. Taasi waxaa ay ku...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live