Halkan Hoose ka Daawo Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.
Halkaan Hoose ka Daawo Shirkii Jaraaid ee Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo uu kaga hadlay Qodobo Dhowr Ah.
View ArticleDowlada Puntland oo Hakad Gelisey Wada Shaqaynta Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Iyadoo la tixraacayo khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) uu ka jeediyay Munaasabadii 1 August oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Puntland –go’aankaasoo...
View ArticleGen.Fartaag oo Nairobi Lagu Soo Dhoweeyey(Video).
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa maanta si weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Soo Dhoweynta Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Gen.Fartaag ayaa waxa...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo la Kulmay Safiirka Dowlada Britain(Sawiro).
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Faroole ayaa maanta xarunta madaxtoyada kula kulmay wafdi ka socday Britain uuna hogaaminayo safiirka u qaabilsan Somalia Ambassador Neil Wigan....
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo Shacabka uga Tacsiyadeeyey Geerida Cismaan Caato.
Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun Muqdisho August 6, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay Shirkad Shidaalka Baarta(Sawiro).
Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqday maanta in ay heshiis la gashay sharikadda lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd, www.somaoilandgas.com oo...
View ArticleSomalia signs Oil & Gas Seismic Agreement.
The Minister of National Resources, on behalf of the Federal Republic of Somalia, announced that the Government has today signed an Agreement with Soma Oil and Gas Exploration Ltd,...
View ArticleDowlada Federaalka Soomaaliya oo ka Jawaab Celisey Go’aankii Dowlada Puntland.
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa si kulul uga jawaabay go’aanka Dowlada Puntland uu ku dhawaaqay inuu xiriirka ugu jaray dowladda Federaalka Soomaaliya....
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo Cafis u Fidiyey 94-Maxbuus(Video).
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa Cafis u Fudiyey qaar ka Mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Magaalooyinka Bosaaso ,Qardho, Garoowe iyo Gaalkacyo. Tirada...
View ArticleKulan looga hadlayay Arrimaha Jubooyinka oo Nairobi Lagu qabtay.
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhacay kulan ballaran oo looga hadlayay siyaasadda Jubooyinka iyo sidii qaab nabad ah ay ugu wada noolaan lahaayeen dadka degan gobollada Jubooyinka....
View ArticleGaroonkii diyaaradaha ee Magaalada Nairobi oo dab qabsaday(Sawiro).
Dab xoogan ayaa saaka waabarigii hore ka kacay garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi, iyadoo holac iyo qiic uu cirka isku shareeray, waxaana kooxaha dab damiska ay wadaan dadaalo...
View ArticleCiidamada Booliiska Dowlada Puntland oo Howlgallo Bilaabay.
Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur....
View ArticleLabo Baabuur oo Yalho Lagu Gubay.
Tuulada Yalho ee laamiga saaran islamarkaasina u jirta 40Km magaalada Bossaso ayaa habeenimadii xalay lagu gubay laba Baabuur oo xamuul u siday gobolada Nugaal iyo Galguduud. Falkan oo aan horey uga...
View ArticleMaqaal:Nin Han yari ma Hana Qaado.
Waxaan Marka Hore Salaan Diiran Garsiinaya Guud Ahaan Shacbiga Somaliyeed Soomalidu Waxay ku Mahmahda Nin Hanyari Mahana Qaado Mahmahdaas waxay manta Haysata Dawlada Madaxwayne Xasan Shiikh...
View ArticleDowlada Kenya oo Sheegtay inaysan Magaalada Kismaayo ku Wareejindoonin...
Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inaysan Magaalada Kismaayo ku wareejindoonin DF, waxaana saraakiiil u hadlay Kenya ay sheegeen inay ku wareejin doonaan Hogaamiye ay dadku soo doorteen. Shir jaraa’id oo...
View ArticleWar Deg Deg Ah: Maalinta Beri oo ay Tahay Maalin Ciid Ah.
Inta badan dalalka Muslimiinta ayaa ku dhawaaqay in maalinta berri ay tahay Maalin Ciid ah, iyadoo dalalkaas ay ka mid yihiin dalalka Khaliijka, Malaysia, Indonesia, Soomaaliya, Jabuuti iyo dalal...
View ArticleR.Wasaaraha ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan shacabka...
Kulu Caam Wa-antum Bikhayr Muqdisho, 07, Augst, 2013.. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo Hambalyo udirey Dhamaan Ummada Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa hanbalyo u direy dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland oo ku aadan Munaasabada Ciida. “Ciid Mubaarak…Ciid Mubaarak”...
View ArticleDhegayso :- Xildhibaan Xoosh Jibriil oo Waraysi Bixiyey.
Halkaan Hoose ka Daawo Xildhibaan Xoosh Jibriil oo Waraysi la Yaab Lala Yeeshay.
View ArticleProff.Jawaari oo Hambalyo udirey Dhamaan Ummada Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shacbiga Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga. Gudoomiyaha Baarlamaanka...
View Article