Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Gen.Fartaag oo Nairobi Lagu Soo Dhoweeyey(Video).

$
0
0

fartaagMadaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa maanta si weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

Soo Dhoweynta Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Gen.Fartaag ayaa waxa ka qeybqaatay Jaaliyadaha Maamulada Jubbaland iyo Puntland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles