Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Cafis u Fidiyey 94-Maxbuus(Video).

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa Cafis u Fudiyey qaar ka Mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Magaalooyinka  Bosaaso ,Qardho, Garoowe iyo Gaalkacyo.

Tirada Maxaabiista ah ee uu Madaxweynuhu Cafiska ayaa ah 94 Maxbuus .

Cafis Maxaabiista ayaa waxay Kusoo aadaysaa iyadoo ay Maalmo Kooban ay inaga xigaan Maalinta Ciidka.

Halkan Hoose ka Akhriso Tidamada Maxaabiista iyo Magaalooyinka ay ku kala Xiran Yihiin:-

-Magaalada Bosaaso ayaa Waxa Cafis ka Helay 47- Maxbuus.

-Magaalada Qardho ayaa Waxa Cafis Ka Helay 33-Maxbuus.

-Magaalada Garoowe Waxaa Cafis Ka Helay 4-Maxbuus.

-Magaalada Gaalkacyo Waxaa Cafis ka Helay 10-Maxbuus.

Madaxweynaha-Puntland_Jack-Lang


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles