Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay Shirkad Shidaalka Baarta(Sawiro).

$
0
0

Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqday maanta in ay heshiis la gashay sharikadda lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd, www.somaoilandgas.com oo fadhigeedu yahay dalka Britain.

 

Heshiiska waxaa uu u ogalaanayaa Sharikaddan in ay ka sahmiso Soomaaliya in Saliidi ku jirto , soona ururiso xog ku saabsan jiritaanka Shidaal, si ay qayb uga qaadato hormarka la doonayo in laga gaaro dhinaca tamarta.

 

Waxaa la rajaynayaa in heshiiskan uu qayb ka noqdo dhiirigalinta maalgashiga iyo soo saarista khayraadka dalka si loo xoojiyo dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

 

Heshiiskan waxaa uu muujinayaa xiriirka xoogan ee u dhexeeya Somalia iyo Britain.

 

Wasaaradda Kheyraadka

 

Xukuumada Federaalka

Wixii faah faahin ah la xiriir

Afhayeenka Xukuumada

Ridwaan Xaaji Cabdiweli

Mob.+252-61-6969105

ridwaanhaji@gmail.com

IMG_6310 IMG_6324 IMG_6337 IMG_6339 IMG_6342 IMG_6350 IMG_6357 IMG_6363 IMG_6232 IMG_6266


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles