Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Shaqsigii ku Been Abuurtay Magaca iyo Sawirka Wasiirka Dekedaha Puntland oo Hawada Laga Saarey.

$
0
0

Shaqsidii ku Been Abuurtay Magaca iyo Sawirka  Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo Ladagalanka Buracad badeeda ee dowlada Puntland Eng. Saciid Maxmed Raage ayaa hawada laga saarnay,iyadoona  - MAR DHOWNA QOFKA UU YAHAY LASOO BANDHIGI DOONO- CIDII MADAXDA IYO SUMCADA PUNTLAND WAX U DHINTA WE WILL COME AFTER YOU!

Arintan oo mudo ladaba socdey waxey ku dhamaatay guul waaana soo bixi doona qoraalo lagu soo bandhigaayo  fadeexada dad kii ka danbeeyey arintan, been abuurka ah.

Waxaana howshaan gacan weyn iyo dadaalba ka geystay macalinka caanka ah eeITga Cabdinasir Ismaaciil Sola oo ku takhasusay macluumaadka dhacdooyinkan oo kale waxana lagu raad joogaa ishana lagu hayaa dad badan oo  hawlahaan caadaystey

https://www.facebook.com/said.mohamedrage.1?fref=ts.

show_image_402

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles