Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dhamaystirka Maamulka Jubbaland oo dib Loo Dhigay.

$
0
0

Jubaland-Flag3Masuul ka tirsan Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo Goordhowayd Warbaahinta Raadreeb la hadlay ayaa Sheegay  in 10-maalmood dib loo dhigay dhameystirka qeybaha ka harsan Maamulka Jubbaland taasoo la filayay inay maanta Lagu Dhawaaqo.
Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib shirar iyo kulamo kala duwan oo ay yeesheen Masuulyiinta Maamulka Jubbaland iyo wafddi ka socday Urur Gobboleedka IGAD oo saaka soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana wafddiga IGAAD hogaminayay Gen.Gabra.
Gabra ayaa Masuulyiinta Jubbaland ka codsaday in muddo 10-maalmood ah dib loo dhigo magacaabista golaha ka maqan Maamulka Jubbaland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles