Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

R.W. oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Q.midoobay Amb....

Axad, January 22, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/midoobay u qaabilsan...

View Article


Madaxweynaha dalka Eritrea oo ka badbaaday Afgambi ay xukunka kaga tuuri...

Isku-day ciidamada dalka Eritrea ay ku doonayeen inay ku afgambiyaan madaxweynaha dalkaas, Isaisa Efwerki ayaa la sheegay inuu fashilmay, kaddib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen shalay xarunta...

View Article


Urur Siyaasadeedka Horseed oo kulan u qabtay Dhalinyarada Gobolka Bari(Sawiro).

Urur siyaasadeedka talada Puntland haya ee Horseed ayaa galabta 22 January 2013 hotelka Panorama magaalada Bossaso waxa xubno ka tirsani la kulmeen Dhalinyarada gobolka Bari. Wasiirka Gaadiidka iyo...

View Article

Jaaliyada PL ee Leicester oo ka tacsiyay Geeriga Ku Timid Madaxweyne...

Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester  oo ka tacsiyeeynaya geeridii naxdinta laheyd ee ku timid madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Marxuum Xasan...

View Article

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Khaatumo iyo Somaliland oo Gobolka Sool...

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulada Khaatumo iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay Gobolka Sool. Wararka ka imaanaya degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe uu dagaal u...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Muqdisho Kusoo Laabtey.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saaka Muqdisho dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo...

View Article

Madaxweyne Faroole oo Dalka Dib ugu soo Laabtey(Sawiro+Cod).

Madaxweynaha Dowlada  Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud( Faroole) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kaddib markii uu uga qeyb-galay dalka Jabuuti aas qaran oo loo sameeyay...

View Article

Danjire Maxamed Cali Ameerico iyo Danjiraha Cusub ee Kenya oo soo gaaray...

Arbaco, January 23, 2013—-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameerico ayaa saaka ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde isagoo horkacayay wafti ka socda Wasaaradda...

View Article


Gudooyimaha KMG Ee Gobolada Jubooyinka oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada...

Gudoomiyaha maamulka kumeel gaarka ee gobolada Jubooyinka Sheekh Axmed madoobe ayaa shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa kuyaala xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo.Gudoomiyaha ayaa ka hadlay...

View Article


Gudi Dowlada Britain u xilsaartay Tallo Bixinta Jaadka oo soo jeediyey inaan...

Guddiga maandooriyeyaasha sida khaldan loo isticmaalo ee dowladda Britain ay u xil-saartay inay ka soo talo-bixiyaan istimaalka qaadka ee dalkan Britain ayaa soo jeediyay in aan laga mamnuucin Jaadka...

View Article

Kenya oo ku gacan seyrtay shuruudii Al-Shabaab ku xireen sii deynta la...

Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay in aysan kala xaajoon doonin Al-Shabaab la heystayaal u dhashay dalkeeda, kadib markii Al-Shabaab shaacisay inay dili doonaan hadii aysan Kenya sii deyn dad...

View Article

Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland oo la kulmay saraakiil ka socotay...

Gudoomiyaha hayada Wadooyinka Puntland’’Puntland Highway Authority’’ PHA Eng.Xasan Cismaan Cali ayaa xafiiskiisa Garowe kula kulmey wafdi ka socdey Midowga Yurub oo dhamaadkii 2011 balan qaadey inay...

View Article

Bartii Twitter-ka ee Al-Shabaab soo dhigi jireen fariimaha oo la xiray.

Bartii Twitter-ka ee Al-Shabaab soo dhigi jireen fariimahooda ayaa gebi ahaanba loo xiray, iyadoo tallaabadan loo arkay mid la doonayo in Kooxda lagala dagaalamo dhinaca bulshada. Al-Shabaab ayaa...

View Article


Augustine Mahiga:Dhaqaale ha lagu bixiyo dhismaha ciidamada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in beesha caalamka looga baahan yahay inay dhaqaale ku bixiso dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliya, si ay amniga dalka ugala wareegaan Howlgalka Nabad-ilaalinta Midowga...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeda Addis Ababa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo dhamaadka bishan uu ka furmi doono shir madaxeedka Midowga Afrika. Safarkan ayaa...

View Article


Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka...

Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa markii u horeyay ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha doolarka, kaasoo maalmihii u dambeeyay saameyn ku yeeshay...

View Article

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Ethopia u Dhoofay.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ku jiraan wasiirro iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka...

View Article


Ardeyda Jaamacadaha Magaalada Bosaaso oo u fariistey Imtixaanka finalka...

Ardayda waxkabarata kuliyadaha iyo qaybaha kala duwan ee jaamacadda Muqdisho xarunteeda Bosaaso. waxa ay maanata u fadhiisteen  imtixaankii finalka gabagabda semesterka 1aad ee sanadka  2012/2013...

View Article

Mashxarada Marfishleyda London Iyo Murugada Marwooyinka Soomaaliyeed.

MASHXARADA MARFISHLEYDA LONDON & MURUGADA MARWOOYINKA SOOMAALIYEED. Go,aankii qayaxnee ee qaldanaa ee kasoobaxay gudiga lataliya dowlada ingiriiska dhinaca daroogada ee marka lasoo gaabiyo loo...

View Article

Qormo Xiisobadan: Prof. Dalxa halla ila Arko!

Waxaan ahay oday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Muuse Xaaji (Abees), ku  sugan USA, 73 jir ah, soo shaqeeyey 42 sano, sida 12 years American Embassy, 18 sano ex Ministry of Information, 12 sano...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live