Gudoomiyaha hayada Wadooyinka Puntland’’Puntland Highway Authority’’ PHA Eng.Xasan Cismaan Cali ayaa xafiiskiisa Garowe kula kulmey wafdi ka socdey Midowga Yurub oo dhamaadkii 2011 balan qaadey inay bilaabi doonaan barnaamijka Dhismaha Wadooyinka. Mr.Paul Smith oo ah khabiir u qaabilsan Midowga Yurub qaybta horumarinta kaabayaasha dhaqalaha ayaa soo gaaray Garowe waxana u kala hadlay masuuliyiinta Puntland sidii [...]
↧