Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Bartii Twitter-ka ee Al-Shabaab soo dhigi jireen fariimaha oo la xiray.

$
0
0
Bartii Twitter-ka ee Al-Shabaab soo dhigi jireen fariimahooda ayaa gebi ahaanba loo xiray, iyadoo tallaabadan loo arkay mid la doonayo in Kooxda lagala dagaalamo dhinaca bulshada. Al-Shabaab ayaa barteeda Twitter-ka ee @HSMPress hawada soo geliyay bishii December ee sanadkii 2011 markii Kenya ciidamadeeda ay soo galeen Soomaaliya bishii October ee sanadkii 2011, xilligaasoo Al-Shabaab ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles