Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in beesha caalamka looga baahan yahay inay dhaqaale ku bixiso dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliya, si ay amniga dalka ugala wareegaan Howlgalka Nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya aanay awoodin [...]
↧