Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo dhamaadka bishan uu ka furmi doono shir madaxeedka Midowga Afrika. Safarkan ayaa noqonaya kii labaad oo uu Madaxweynaha ku tago Addis Ababa, iyadoo uu yahay safarkiisa 11aad oo dibada ugu ambabaxo tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha sanadkii [...]
↧