Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha doolarka.

$
0
0
Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa markii u horeyay ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha doolarka, kaasoo maalmihii u dambeeyay saameyn ku yeeshay habsami u socodka ganacsiga guud ee dalka. Shir jaraa’id oo uu Wasiirka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inay dowladda ka xun tahay saameynta ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles