Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Danjire Maxamed Cali Ameerico iyo Danjiraha Cusub ee Kenya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho(Sawiro).

$
0
0
Arbaco, January 23, 2013—-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameerico ayaa saaka ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde isagoo horkacayay wafti ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya. Waftigaan ayaa waxaa ka mid ahaa Danjiraha cusub oo Kenya u soo magacowday Soomaaliya Mudane Josphat Maikara oo maanata la qorshaynayo inuu warqadihiisa aqoonsiga [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles