Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud( Faroole) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kaddib markii uu uga qeyb-galay dalka Jabuuti aas qaran oo loo sameeyay guddoomihii Bangiga Dhexe ee Jamhuuriyadda Jabuuti Jaamac Maxamuud Xayd. Madaxweyne Faroole waxaa socdaalkiisa ku wehliyay wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Siciid Maxamed Raage iyo wasiirka amniga Khaliif Ciise [...]
↧