Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Muqdisho Kusoo Laabtey.

$
0
0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saaka Muqdisho dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo Boqortooyada Sacuudiga Carabiya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha, iyo xubno ka tirsan labada gobol. Madaxweynaha ayaa booqday magaalada Washington todobaadkii [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles