Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

R.W. oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Q.midoobay Amb. Mahiga(Sawiro).

$
0
0
Axad, January 22, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Augustine Mahiga.   Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeysay Horumarada Xukuumada, aqoonsiga Dowladda Mareykanka iyo sidoo kale Difaaca Xuquuda Aadanaha iyo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles