Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Maxamuud ( Faroole)ayaa tacsi ka direy geeridii Alaha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Xasan Daahir Af-Qurac oo saaka ku geeriyodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dr.Farole oo maalmihiii la soo dhaafay booqasho ku joodey dalka Jabouti ayaa la hadlay Warbaahinta gudaha saaka isagoona Eheladii Marxuumka uga [...]
↧