Isku-day ciidamada dalka Eritrea ay ku doonayeen inay ku afgambiyaan madaxweynaha dalkaas, Isaisa Efwerki ayaa la sheegay inuu fashilmay, kaddib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen shalay xarunta wasaaradda warfaafinta. Sida ay sheegayaan wararka laga soo warinayo Asmara sheegay in 200 oo askari ay la wareegeen wasaaradda warfaafinta dalkaas, iyagoo ka sheegay warbaahinta dalkaas inay [...]
↧