Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Urur Siyaasadeedka Horseed oo kulan u qabtay Dhalinyarada Gobolka Bari(Sawiro).

Urur siyaasadeedka talada Puntland haya ee Horseed ayaa galabta 22 January 2013 hotelka Panorama magaalada Bossaso waxa xubno ka tirsani la kulmeen Dhalinyarada gobolka Bari. Wasiirka Gaadiidka iyo hawlaha guud Eng.Daahir Xaaji Khaliif ,wasiir ku xigeenka Deegaanka Burhaan Xirsi Cilmo ,wasiir ku xigeenka Amniga Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil ,Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdismad Maxamed Gallan,Gudoomiyaha gobolka Sanaag [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369