Ardayda waxkabarata kuliyadaha iyo qaybaha kala duwan ee jaamacadda Muqdisho xarunteeda Bosaaso. waxa ay maanata u fadhiisteen imtixaankii finalka gabagabda semesterka 1aad ee sanadka 2012/2013 Agaasimaha xafiiska gudoomiyaha jaamacadda Adam Axmed Xuseen oo la hadlay wariyaasha Bossaso ayaa u hambalyeey ardayda jaamacadda, waalidiinta, macalimiinta, maammulka iyo dhamaan bahwaynta soomaiyeed ee tacliinta taageerta waxa sheegay in Xarunta Puntland [...]
↧