Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Gudi Dowlada Britain u xilsaartay Tallo Bixinta Jaadka oo soo jeediyey inaan la Joojin Karin Jaadka yimaada Dalka Britain.

$
0
0
Guddiga maandooriyeyaasha sida khaldan loo isticmaalo ee dowladda Britain ay u xil-saartay inay ka soo talo-bixiyaan istimaalka qaadka ee dalkan Britain ayaa soo jeediyay in aan laga mamnuucin Jaadka dalkan UK. Guddiga ayaa baaritaan uu ku sameeyay waxyeellada Jaadka ee saameynta jireed ee shaqsiga iyo bulshada waxa uu ku ogaaday in aan wax caddeyn ah [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373