Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Burcad badeed u bandhigtay dowlada Hindiya inay ku bedelato 120 burcad badeed...

Burcad badeed Soomaali ah ayaa u bandhigtay dowlada Hindiya inay ku bedeshaan 120 burcad badeed ah oo gacanta ugu jira dowlada Hindiya 46 badmaaxiin Hindi ah oo ay haystaan burcad badeeda, Dowlada...

View Article


Shir madaxeedkii dalalka midowga Afrika oo maanta si rasmi ah uga furmaya...

Shir madaxeedkii dalalka xubnaha kaa ah midowga Afrika ayaa saaka lagu wadaa inuu si rasmi ag uga furmo xarunta ururkaas oo ku taala magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.Waxaa shirkan ka qeyb galaya...

View Article


Dood kulul oo dhexmartay Qaban-qaabiyhii Booqashadii Xasan Sheekh ee...

Tv-ga Caamaliga ah ee Universal  qeybtiisa North America ayaa Dood u qabtay Labo ka mid ahaa Dadkii soo abaabulay Mudaaharaadkii Madaxweynaha Looga soo horjeeday iyo weliba mid ka mid ah dadkii soo...

View Article

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Garoowe ku Laabtey(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa caawa ”Isniin” ku soo laabtay caasimada Puntland ee Garowe ka dib safaro kala duwan uu uga maqnaa 62 maalmood. Madaxweyne ku...

View Article

Maanso La Magac Baxday” Deeleey dabiibleey” Waxaa Curiyay Abwaan”Jaabir...

Maansadaan waa jawaab waxaa la dhahaa ” Deeleey dabiibleey” Waxaa Curiyay abwaan: Jaabir Xuseen Gacate 16-01-2013 . Firdhoyoow dabuub gabay Deelkii xirnaan jiray Adaa dacal ka furayoo Doodo badan...

View Article


Dowladda Britain oo ugu baaqday Muwaadiniinteeda inay isaga baxaan Somaliland.

Dowladda Britain ayaa uga digtay muwaadiniinteeda iyo dadka reer galbeedka inay tagaan Somaliland, kadib markii la sheegay inay ka soo fool leedahay qatar xaga amaanka ah. Xafiiska Arrimaha dibada...

View Article

Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Maanta Loo diidey in uu Xafiis ka Furto...

Waxaa maanta fashil buuxa uu ku yimid xalfad la doonayay in magaalada Galkayo looga furo xarun uu leeyahay urur siyaasadeedka Midnimo oo ka mida ururro dhowr ah oo isku diiwaan-galiyay barnaamijka...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh ”Soomaaliya cidna dul saar kuma ahan, yaan la isku...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Midowga Afrika ee shalay ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Khudbada...

View Article


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka Jawaabay Digniintii Muwaadiniinta...

Wasiirka Arimaha dibada ee Somaliland ayaa waxa uu si caro leh uga jawaabay digniintii Dowlada Ingiriisku ay ka siisay safarkooda Somaliland isaga oo sheegay in arintaasi ay tahay mid aan ku...

View Article


Urur Siyaasadeedka Horseed oo Kulan la Yeeshay Dhalinyarada Gobolka...

Urur siyaasadeedka Horseed ee xisbiga talada Puntland haya ayaa habeenimadii xalay ”Isniin” waxa magaalada Garowe masuuliyiintiisu kula kulmeen dhalinyarada gobolka Nugaal. Wasiiru dowlaha maamul...

View Article

Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda...

Muqdisho, 28, Jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya...

View Article

Dowlada Iran oo Hawada u gantay Gantaal Daanyeer Saaran Yahay.

Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay inay hawada sare u duuliso daayeer nool. Dowlada Iran ayaa sheegtay in gantaal lagu magacaabo Pishgam ayaa gaaray illaa iyo 120km(75miles) kahor inta...

View Article

Jaaliyada Puntland oo Casho Sharaf u Sameeyey Suldaan Cabdisalaan Suldaan...

Jaaliyada reer Puntland ee dagan dalka Norway casumadiisa Oslo iyo nawaxigeeda ayaa waxay casho sharaf aad uqiima badan u sameeyen Suldaan Cabdisalan Suldaan Maxamuud Xaaji Nuur oo safar gaban ku yimid...

View Article


Qarax ismiidaamin ah oo goordhowayd ka dhacay afaafka hore ee xarunta...

Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtoyada ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qofka isku soo xiray waxyaalaha qarxa ay u suurtogali weysay...

View Article

Madaxweyne Xassan Shiikh iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dalka Belgium-ka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkasoo uu kaga qaybgalayo shir ay leeyihiin dalalka Midowga...

View Article


Gabay Kaftan Siyaasadeed xiiso Badan oo Dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo...

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Suugaan kaftaneed dhax maray Madaxweynaha Maamulka gooni go’a daneenaya ee Somaliland iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarudka Ucid oo isna ka dhisan Somaliland....

View Article

Dowlada oo sheegtay in qofkii maanta isku qarxiyay madaxtooyada uu hore uga...

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Sheegtay in qofkii maanta isku qarxiyey Madaxtooyada Soomaaliya uu Horey Uga Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Cabdullaahi Ciil-mooge...

View Article


Ururka Al-shabaab oo sheegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay...

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay saaka afaafka hore ee xarunta madaxtoyada villa Somaliya magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ay soo saareen xafiiska warfaafinta ee...

View Article

R.W. oo Cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee Kooxaha Nabadiidku ku soo qaadeen...

January 29, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow...

View Article

Duqa Degmada Boosaaso oo Xaflad Sagootin ah u sameeyay Wafdi ka socday...

Duqa Degmada Boosaaso Dr.Xassan Cabdalla Xassan ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Wafdi ka socday Dalka Kenya iyo gobolada Jubooyinka ee Soomaaliya,uuna hogaaminayay gudoomiyaha degmada Gaarisa ee...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live