Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Xassan Shiikh iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Dalka Belgium-ka.

$
0
0
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkasoo uu kaga qaybgalayo shir ay leeyihiin dalalka Midowga Yurub, kasoo lagu soo qaadayo arrimaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa casuumad rasmi ah ka helay ururka Midowga Yurub, iyadoo madaxwynuhu uu la kulmmi doono madax kala [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles