Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Gabay Kaftan Siyaasadeed xiiso Badan oo Dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Feysal Cali Waraabe.

$
0
0
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Suugaan kaftaneed dhax maray Madaxweynaha Maamulka gooni go’a daneenaya ee Somaliland iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarudka Ucid oo isna ka dhisan Somaliland. Faysal-Hadii ay Labada Daraf Deegaanadeenii degmo degmo u dirireen nabadiina diideen Sideed Udabiibi doontaa? Siilaanyo-Dagaal waan ka digayoo dib unoqsho weeye gogol daar dugsoon taal waa taan dul dhigaye [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles