Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Sheegtay in qofkii maanta isku qarxiyey Madaxtooyada Soomaaliya uu Horey Uga Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi oo shir jaraa’id ku qabtay guriga raysul wasaaraha ayaa shaaciyay in qofka ismiidaamiyay uu ahaa nin horey uga soo goostay al-Shabaab, kaddibna si kooban uga mid noqday ciidanka nabad sugidda [...]
↧