Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ururka Al-shabaab oo sheegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Madaxtooyada.

$
0
0
Ururka Alshabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay saaka afaafka hore ee xarunta madaxtoyada villa Somaliya magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ay soo saareen xafiiska warfaafinta ee ururka Alshabaab ayaa lagu sheegay in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysa gurigii R/wasaaraha iyo safaarada Ethiopia uu ahaa mid ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles