Faroole oo la kulmey Saraakiil ka socotey Denmark iyo Hay’ada Qaramada...
Xarunta Madaxtoyada Dowlada Puntland ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa uu maanta kula kulmey saraakiil ka socotey Denmark iyo Hayada Qaramada Midoobey wada mashruuca la-dagaalanka burcad badeeda...
View ArticleDowlada oo Digtay iyo Shabaab oo Hanjabay.
Dowlada Soomaaliya ayaa ka digtey weeraro ay geystaan ururka Alshabaab kadib qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay madaxtoyada magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi...
View ArticleWareysi xiiso Badan oo ku saabsan Kubada Koleyga Eng.Geedi iyo Tigaana(Video).
Waxaa wareysi aad u xiiso badan siiyey Universal TV gudoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga Eng Abdulqadir Geedi iyo Axmed Abdalla Tigana oo ka mid ah bahda isboortiga ee UK,...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo”dowladda cusub ee Soomaaliya waxaan jeclahay inay noo...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay dowlad u ahayn isla arkaana xukumin Somaliland. Hadalkan ayaa Madaxweynuhu waxa uu ka sheegay mar uu maanta...
View ArticleR.W. oo xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.midoobay...
Arbaco, January, 30, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Banaadir: ”Qofkii haysta hanti uusan lahayn deg-deg ha ku...
Maxmuud Axmed Tarsan ayaa waxaa hadalkani jeediyay ka dib shir uu la yeeshay dhawaan qaybo ka mid ah qurbo joogta soomaalida oo ku booqday xarunta maamulka gobolka banaadir,waxaana mudane tarsan uu af...
View ArticleMadaxweyne Faroole”Anagaa Durbaanka tuney oo niri Xisbiyada hala furto”
Hoolka shirarka Jaamacada PSU Garowe ayaa galabta waxa ka furmey Shirweynaha Urur siyaasadeed Xaakimka Puntland ah ee Horseed oo ay ka soo qaybgaleen Ergo gaareysa 400 oo ka kala yimid dhamaan...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Hogaanka Midowga Yurub.
Madaxweynaha jamhurriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Brussels ee xarrunta dalka Belgium kula kulmay madaxa Golaha Midowga Yurub, Herman Van Rompuy. Labada hoggaamiye ayaa ka...
View ArticleDaawo Warka: Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Horjeediyey Labada Gole Ee...
Madaxweynaha Maamulka la Magacbaxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo )ayaa Maanta labada gole ka hor jeediyey hadalkiisii sannadlaha ahaa hoos ka daawo Telefishanka Somali Channel.
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Magaalada Marka...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo diyaarado qumaatiga u kacay ay geysay garoonka...
View ArticleBarnaamijka Xog Waran: Muqdisho Yaa Iska Leh?.
Telefishinka Universal-Tv ayaa qabtay Dood ku Saabsan Caasimada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Doodan ayaa Cinwaankeedu ahaa Muqdisho Yaa Iska Leh? Doodan ayaa waxa ka qeybgalay Garyaqaan Maxamed...
View ArticleUrurada Siyaasada Puntland oo Maanta si Wada ah u Saxiixay Xeerka...
Ururada Siyaasada Degaanada Puntland ayaa Maanta si wada Jir ah waxay u wada Saxiixeen Xeerka Hab-dhaqanka Ururada Siyaasada Puntland. Xarunta PDRC ee Magaalada Garowe ayaa maanta waxa lagu soo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya ” Somaliland aqoonsigaas inay ka faa’ido mooyee wax...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Belgium ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, kaasoo ku saabsanaa aqoonsigii Mareykanka uu...
View ArticleMadaxweyne Faroole”Anagu fiirsan mayno Dastuurka oo lagu tunto-Caalamkuna...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadlayey Furitaanka Xaflada loo qabtay Urur Siyaasadeedka Horseed ee uu Isagu Gudoomiyaha ka Yahay. Madaxweyne Faroole Waxa...
View ArticleSomali president praises EU development Aid.
The president of Somalia has said that ”building state institutions” is the priority of his new government. Giving evidence to a joint session of the Foreign Affairs and Development Committees on 31...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Sheegay in Al-Shabaab isku...
Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku Aruursanayaan bariga Gobolka Sanaag, isagoo ka digay xarumo Al-Shabaab ka sameystaan...
View ArticleMidowga Afrika oo sheegay in Al-Shabaab gabaad ka dhigayaan Somaliland iyo...
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gabaad ka dhigayaan dhulka maamulada Somaliland iyo Puntland, kadib markii looga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay Koofurta Soomaaliya. Ergeyga...
View ArticleMaqaal ku saabsan: Sida Shaqadu Sharci ahaan ugu kala qaybsan tahay...
Maqaal ku Saabsan:Sida Shaqadu Sharci ahaan ugu kala qeybsantahay Madaxweynaha iyo Raysulwasaaraha Soomaaliya. ASCWB. dhamaantiin waa idin salaamay. Waa aqoonyahan c/risaq M xuseen, ku nool dalka...
View ArticleSuldaan Muuse Faarax Muuse oo Bosaaso Lagu Dilay.
Waxaa Goordhowayd Gudaha Magaalada Bosaaso Lagu Dilay alla Ha u Naxariistee Mid ka mid ah Salaadiintii Gobolka Bari. Suldaanka la dilay ayaa Waxa lagu magacaabi jiray Suldaan Muuse Faarax Muuse...
View ArticleU.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo.
The Security Council should consider lifting an arms embargo on Somalia to help rebuild the country’s security forces and consolidate military gains against al Qaeda-linked al Shabaab, U.N. chief Ban...
View Article