Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gabaad ka dhigayaan dhulka maamulada Somaliland iyo Puntland, kadib markii looga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay Koofurta Soomaaliya. Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mahamet Annadiff Saleh ayaa sheegay inay hayaan xog ku aadan in xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab ay tageen meelo ka mid [...]
↧