Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku Aruursanayaan bariga Gobolka Sanaag, isagoo ka digay xarumo Al-Shabaab ka sameystaan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland. Isagoo ka qeyb qaadanayay Barnaamij dood ah oo ka baxayay Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayuu Wasiirku sheegay inay ka war [...]
↧